Sunday, February 9, 2014

Jawigii Golaha Wakiilada Maanta Oo Ahaa Mid Xaas Xaasiya +Daawo Video


plarlamkaHargeysa (GNA) fadhigii maanat ee ay yeesheen golaha wakiilada somaliland ayaa maanta ahaa mid aad u kulul isla markaana ay xildhibaanada ka dhex dhashay buuq faro badan




 




 




Golaha Wakiilada oo manta ka duwanaa Fadhiyadoodii  Hore taasi oo manta la keenay sadex mooshin oo xaas xaasi ah sedexdaa mooshin oo kala a




 




haa Mid ka dhan ah gudoomiyaha lagagna dalbanayay in uu qabto fadhi aan caadi aheyn




 kalabaad oo ahaa mid dib loogu soo celinayo awoodii labada gudoomiye ku xigeen oo ay hore awooddu uwiiqeen golaha wakiilada.




Iyo Ka ugu weeyn oo ahaa in awooda gudoomiyaha lagu wiiqo




Jawiga aqalka wakiilada ayaa manta aad uga duwanaa xiliyadii hore taas oo manta lasoo dhoobay ciidanka farabadan kuwaas oo looyaqaan ciidanka RRU-




Waxaa ka hadlay xogayaha golaha wakiilada C/risaaq ayaanle kaas oo sheegay in aan loo baahneyn in xukuumadu ciidan dul dhigto golaha wakiilada hadii aanu dalban gudoomiyaha golaha wakiilada




fadhigii maanat ee ay yeesheen golaha wakiilada somaliland ayaa maanta ahaa mid aad u kulul isla markaana ay xildhibaanada ka dhex dhashay buuq faro badan




Golaha Wakiilada oo manta ka duwanaa Fadhiyadoodii  Hore taasi oo manta la keenay sadex mooshin oo xaas xaasi ah sedexdaa mooshin oo kala ahaa Mid ka dhan ah gudoomiyaha lagagna dalbanayay in uu qabto fadhi aan caadi aheyn




 kalabaad oo ahaa mid dib loogu soo celinayo awoodii labada gudoomiye ku xigeen oo ay hore awooddu uwiiqeen golaha wakiilada.




Iyo Ka ugu weeyn oo ahaa in awooda gudoomiyaha lagu wiiqo




Jawiga aqalka wakiilada ayaa manta aad uga duwanaa xiliyadii hore taas oo manta lasoo dhoobay ciidanka farabadan kuwaas oo looyaqaan ciidanka RRU-




Waxaa ka hadlay xogayaha golaha wakiilada C/risaaq ayaanle kaas oo sheegay in aan loo baahneyn in xukuumadu ciidan dul dhigto golaha wakiilada hadii aanu dalban gudoomiyaha golaha wakiilada




Halkan Ka Daawo








Gobanimonews-Desk




Hargeysa/Somaliland