Saturday, February 8, 2014

Halkan Ka Daawo Aaskii Qaran Ee Magaalada Borama Loogu Samayey Marxuum Xaaji Daa’uud Warsame oo ka mid ahaa odayaashi ka soo qayb qaatay dib u dhiskii Qaranka.


Borama(GNA) Waxa maanta magaalada borama ee xarunta gobolka awdal aas qaran loogu samayey alaha uu naxariistee marxuum xaaji daa’uud warsame nageeya oo ka mid ahaa odayaashi ka soo qayb qaatay dib u dhiskii Qaranka iyo nabadayntii beelaha wada dega Somaliland.




Hadaba aaska marxuumka ayaa waxa ka soo qaybgalay masuuliyiin ka socday xukumada Somaliland,xisbiyada mucaaridka,saladiinta dhaqanka,culumo awdiin madax heer gobol iyo heer degmo iyo bulsho aad uu badan








 




Gobanimo news.com




Borama office-Somaliland