Friday, February 14, 2014

Daawo: Heesta cusub ee Dila maalmo sii joog iyo Codka Idil Barkhad


IdilFanaanadda Idil Barkhad ayaa qaaday hees cusub oo waddani ah,taasoo lagu soo koobayo deegaanada Gobollada Awdal, Selel iyo Gabiley.




Heestan ayaa ah mid soo jiidatay dad badan oo Waddaniyiin ah.




Hadaba halkan Daawo Heesta Awdal, Selel iyo Gabiley iyo Idil Barkhad: