Wednesday, February 12, 2014

Daawo: Bilayska Somaliland ooo horumar ka muuqdo 22 sano ka dib


Bilayska Somaliland ayaa la sheegay inay horumar fiican gaadheen saddexdii sanadood ee ugu dambeeyay. Dugsiyada tababarka iyo goobaha kale ee lagu carbiyo kuwa cusub, ayaa dib u habayn iyo horumarin lagu sameeyay. Tirada askarta ayaa aad loo kordhiyay mudadaasi.




Ciidanka ayaa la aasaasay sanadkii 1993-kii markii dawladnimadda la aasaasayay.




Telefishanka Dawladda ayaa ka diyaariyay Barmaamuj lagu soo uruuriyay marxaladihii Ciidanku soo maray.




Waxa ka dhex muuqda Barmaamujka Gaadiid tiro badan iyo noocyo askar ah oo sawir ka bixinaya horumar la taaban karo.




Sanadkii tegay badhtamihiisii ayaa ku dhawaad 3000 oo askari lagu taxay Derejooyinka Ciidannimo markii ugu horaysay.




Halkan ka Daawo: