Saturday, December 14, 2013

Waxanuu aad iyo aad u canbarayneyna falkii foshaxuma ee lagula kacay masuliyinta xisbiga ucid.Gudoomiyaha ucid ee wadanka Finland mud Ahmed Maxamed Farah (Shiine).


Helsinki 13.12.2013 (GNA) -Wali ma garanayno waxay damacday xukumadan hada jiirta ma waxad aragtay mamul ka shaqaynaya dhiibato xagu ka shaqaynlaha  nabad iyo horumar.  Aan ogalayn iyaga moyanee inay  cidkale hadasho oo ay wax sheegto oo la dhagaysto hadaba waxan layabanahay, haduu xalku yahay aniga halidhagaysto  anubaa wax sheegay  yan la ila hadlin.




Marka maa xuukumada ayaa abuuraysa  amandaroo miise shacabka iyo xiisbiyad mucarad ka? . Waxan leeyahay hadii uu kulmiye ka waantobi wayoo qabkan uu u socdo isaga ayay dhanbarsan doonta. Waana la xisabtamidoona wax in laga xiishodo ah in layidhaa masuliyin dalkodii dhex maray soo qata warqad dhaqdhaqag, iyo matagi kartaan gobalada iyo magaloyinka idinkoon nala socodsiin. Dhaman waan salamay inta tagerta xisbiga mucaradka ee Ucid...




 



 



 



 



Gudoomiyaha xisbigga Ucid laantiisa Finland



Axmed Maxamed Faarax (Shiine)



 



 



 



*Gobanimonews: Marwalba waxay ilaalinaysaa anshaxa saxaafadda iyo waxkasta oo wax u dhimi kara nabadgalyadda Somaliland iyo weedhaha caadifadda ah. Se rayigga dadweynaha masuul kama ah gobanimonews