Akhriste ka fikir oo ka soo jawaab, Su’aalaha todobaadkan Mawduuceena Dhaqan Maal, adigoo ku soo diraya Email, SMS ama sidii kale ee aad ku soo gudbin karto.
1- Waxaad sheegtaa magaca ama kelmadda loogu yeedho Caanaha Adhiga marka loo diyaarinayo in la Lusho ama Ciir laga dhigo ee la dhigo si ay u dhanaanaan?
2- Magaca Sullub ee Geella loo bixiyo hasha Midabkee leh ayaa loo bixiyaa”
3- Sheeg saddex nooc oo Caanaha Geella loo qabiyo ama ay maraan inta la cabbi karo?
4- Sheeg saddex shay oo lagama maarmaan u ah Aqal Soomaaliga Laba Deryaalaha loo yaqaano?
Dhamaan Jawaaabaha waxaad ku soo hagaajin kartaan Ciwaanadda kor ku qoran ama kuwa Wargeyska ee Guud.
Email: editor@gobanimonews.com /curad1986@hotmail.com
Tel:0025263-4229772