Helsinki 15.12.2013 (GNA) -Beesha direed ee Finland oo maanta baaq ay soo saareen ku canbaareynaaya xasuuqa lagu hayo dir koofureed. Waxaanu aad uga xunahay oo aanu canbaaraynaynaa falalkaa foosha xun ee mutawaxshnimada ah, ee lagu xasuuqaayo beesha dir ee konfureed. Dagaaladdan oo maalmahanba ka socday Gobalka Hiiraan sida,tuulooyinka Kabxanley, Deefow oo loo baabiiyey si ka baxsan aadanimada loona xasuuqay. Isla dagaaladdan oo ka socdda Gobaladda Shabeeladda hoose, sida tuulooyinka Janaale, aw dheegle iyo sgaaraale..
Odayaasha beesha direed ee wadanka Finland:
1.Cabdinuur Axmed Maxamuud (Cabdi geesdheer)
2.Buule khaliif
3.Cabdirasaaq Xassan Haye
4.Cabdiwahaab Xassan Gibil
5.Siciid Jaamac Guuleed
6.Maxamed Cabdillahi Jayte
7.Ciisadiin Maxamed Cilmi
8.Cabdillahi Abshir Xareed
Www.gobanimones.com