Guddoomiyaha Ururka Horumarinta Dhalinyarada Salaxley Mudane Cabdicasiis Colow Maxamed, dhammaan Gudida Sare ee u rurka SAYDO, dhammaan xubnaha iyo mutadawaciinta ururka SAYDO ee kala jooga Salaxley iyo Hargeysa, Guddoomiyaha Waxbarashada Degmada Salaxley Cabdiraxmaan Diiriye Ismaaciil, dhammaan waalidiinta ay ugu horreeyaan hooyo Sahra Ibraahim Cabdi iyo Aabbo Yuusuf Jaamac Burhaan,
Iyo asxaabta ay ka midyihiin Cabdikariim Maxamuud Axmed, Cabdi-samad (Bine Bursade) iyo xaaskiisa, Maxamed Ibraahim (Macayo), Jibriil Cilmi Kaahin, Mubaarik Cabdillaahi Muxumed, Cabdiraxmaan Yuusuf Jaamac, Xasan Axmed Yuusuf, Khadar Aadan Cabdi Bahal iyo Boqor Saleebaan Xasan Faarax, Xasan Faarax Qamaan, Kamaal Sh Ismaacil, dadkaas oo kala jooga Hargeysa iyo Salaxley iyo dhammaan bahda shabakadda wararka ee Bulaxaarnews.com
Waxay hambalyo meher wacan u dirayaan boqorka Cabdiraxmaan Yuusuf Jaamac iyo boqorada Safiya Axmed Faarax oo meherkoodu ka dhacay Ubaxle Hotel ee Magaalada Hargeisa 12kii Dec 2013, waxanay ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo labadii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela Aamiin.
Guulle waa laga helaaye gobonimo ku aqalgala