Tacsi INAALILAAHI WANII ILAAHI RAAJICUUN
Cabdi Askar Ax'ed .Max'ed Askar Ax'ed
Muuse Askar Ax'ed . faaduma Askar Ax'ed
Indha Deeq Askar Ax'ed . Caasha Askar ax'ed
Seynab Askar Ax'ed. Aamina Askar Ax'ed
Naqwo Askar Ax'ed iyo Dhamaan Reer
Baaruud Askar Ax'ed iyo
Jaamac Rooble yare
iyo Dhamaan reer rooble yare
iyo dhamaan reer Xuseen mire
C/qaadir Ismaaciil Baaruud
Dhamaan reer Askar Ax,ed iyo Caruurtooda
Oo kala jooga Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa
Waxa Ay Tacsi udirayaan Xaliima Askar Ax'ed Oo Ay ugu Tacsiyadeeynayaan
Geeridii kutimid Inanteeda Deeqa Max'ed Dabcaser in Alle ka siiyo Samir iyo iimaan saadiqa
Marxuumadana oo 21/7/013 lagu aasay magaalada hargeasa alle Janadii ugu bishaareeyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN