Friday, July 5, 2013

kajawaabid maqaal


KA JAWAABID MAQAAL




      Kajawaabid maqaal kusoo baxay shabakada wararka ee Hadhwanaag news ( siwax usheegu sixirkadaran) Runtii maan jeclayn inaan ka jawaabo hadalkan xun ee uu ku hadlay siciid M Hussein oo runtii ah waxaan qof damiir lihi ku hadlin waa ayaan daro in la caayo madaxda dawlada ,waa la dhaliili karaa oo kursiga ayaa leh laakiin cayda qaawan ee uu ku hadlay siciid M Hussien oo lalayaabay cid kasta oo akhrisatay ama aragtay {runtii ENG CALI CUMAR MOHAMED {XORXOR} waa lagaranayaa taariikhda uu ku leeyahay Somaliland ,runtii wuxuu kamid yahay masuuliyiinta ugu waxqabadka badan Somaliland }runtii waxa wax lalayaabo ah inuu SICIID aqoonba ulahayn cida uu dhaliilayo waayo maqaalkiisa ayey ka muuqataa runtii SICIID waa nin qurbo jooga ama Diaspora , oo aan ahayn lamana odhan karo waa qof muwaadin ah, SICIID marka aad dalka barato dhaliil madaxda dawlada ,laakiin aqoontii dalka ayaa kaa maqan.
 




      Waxa ayaan daro ah in uu siciid ka hadlay kulmiye iyo ENG Cali XORXOR ,runtii kulmiye waa xusbiga talada dalka haya waana xisbi ku guulaystay waxqabad mana mudna in la cambaareeyo. ENG Cali XORXOR waa masuul qarran ,waxqabadka uu qabtay umada aya ka markhaati kacaya laakiin SICIID gudcur ayuu gudayaa , SICIID waa virus-kii ladagaalamayey waxqabadka masuliyiinta iyo hurumarkaJAMHUURIYADA SOMALILAND IYO MADAXDA DAWLADA waayo hadii aanu virus lahayn iskama uu indho tirayn waxqabadka balaadhan ee kasocda dekeda berbera .iyo dhamaan jamhuriyada somaliland.





      Runtii cali Xorxor waa nin waxqabad badan mana aha dadka saxaafada ku badan,hadaba somaliland kaa asmicimayso ENG Cali ayaa virus ah ee adiga oo siciid ah ayaa virus-kii waxqabadkaiyo horumarka s/land ladagalamayay ah .
 




Waa inaad barataa sida wax loo dhaliilo laga wanaagsan cay
Dadka qurbo jooga ahi waa dad sharaf leh oo aqoonleh
Lakii siciid lama odhan karo waa qof aqoonle
Waayo aqoontu iyadaa ku hagta waxay ku bartaa
Sida dadka loola hadlo




Jama Mose Farax