Boorama(GNA)-xubno ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Boorama ayaa shir-jaraa;id oo ay ku qabteen Magaalada Boorama kaga waramay arimo door ah oo ku saabsan dhinacyada adeegyada bulshada iyo xaalada Magaalada.