waxa dhawan albabada loo labey wargeysaka madaxa banan ee haatuf iyado sidoo kalena badh tamihi sanadkii aynu soo dhafney 2013albabada loo labey wargeyska madaxa banan ee kasoo baxa maqalada hargeysa ee hubaal kaaso goor habenimo ah lagu werarey xarunta wargeyska hubaal xukumada somaliland oo uu madaxda kayahay madaxweyna axmed maxamed maxamud silaanyo ayaa cadeysatey xadhiga iyo caqa juglenta saxafada madaxa banan, iyado sidoo kalena cabudhisa xoriyatul qowlka saxafada.
madaxweyne silaanyo markii uu aha mucaraka waxa uu dhalili jirey dowladi kahoreysey oo uu madaxweyna ka aha dahir rayale oo uu ku dhalili jirey cabudhinta saxafada madaxa banan lakin silayo markii uu talada dalka uu lawaregey waxa uu cado iyo sharaf uu kadhigtey cabudhinta saxafada madaxa banan daba yaqadii sanadkii aynu kasoo qudubney 2013 waxa iyana sido kale xadhig loo geystey afar weriye oo ka howlgali jirey warbahinta kala duwan ee ka howlgasha maqalada hargeysa arimahan aya cadeymo unoqon karta sida xukumada madaxweyne silaanyo ee sida dimiqradiyada loo soo dortey ay ugu quul dareysatey xoriyatul qowlka saxafad xadhigan dhowan loo geystey wargeyska madaxa banan ee haatuf ayaa muujineya sida xukumada madaxweyne silayo ay marweliba ucabudhineyso saxafada madaxa banan ee ka howlgasha somalialnd "hadaba suasha isweydinta mudan ayaa waxa ay tahay xukumada madaxweyne silayo ma waxay cado iyo sharaf ka dhigatey cabudhinta iyo xayirada xoriyatul qowlka saxafada " xayirada lagu soo rogey wargeysyada madaxa banan ee hubaal iyo haatuf ayaa mujineya sida ay marweliba warbahinta ka howlgasha somaliland ee madax banan ay ula kulmi karan cabudhin iyo xakameyn laqu sameyo xoriyatul qowlka saxafada xukumada madaxweyne silayo ayaa laqa dhaxley ladagalanka xoriyatul qowlka saxafada
Qore: Wariye C/fataax Maxamed Cali
Email:monasar@hotmail.com
Hargeysa/Somaliland