Wednesday, May 7, 2014

Wasiir Xaglo-toosiye oo Buuhoodle kula kulmay Urur Caafimaadka.Daawo


buuhsWasiirka Caafimaadka Somaliland Saleban Ciise Axmed ayaa Maanta magaalada Buuhoodle kula kulmay arday barata Caafimaadka.




Ardayda Bisha Cas oo u abaabulan urur ahaan ayaa Wasiirka ka codsaday in wax loo qabto.




Halkan Riix si aad u Daawato:<iframe width="640" height="390" src="//www.youtube.com/embed/xm5GciVxZas" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>