Wednesday, May 7, 2014

Dhalinyaro Taageeray Musharaxnimada Muuse Biixi “Hargeysa”


Annaga oo ah dhalinyarada beesha BAH-GOBO waxaanu si buuxda ugu hambalyaynaa xilka Gudoomiyo-nimo ee loo doortay Xisbiga Kulmiye , Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi.




 sidoo kale waxaan taageero buuxda u diraynaa go’aanka geesnimda leh ee uu ku dhawaaqay Musharaxnimada Jagada Madaxwayn-nimo ee Xisbul Xaakimka Kulmiye.




Sidoo kale Jaaliyada Beesha Bah-gobo ee Dalalka Jabuuti Iyo Ingiriiska ayaa iyaguna si buuxda u taageeraaya Musharxnimada Madaxwayno-nimo ee Xisbiga kulmiye Doorashada Soo socota.




Gudoomiyaha Dhalinyarada: Mudane Abdilahi Saleeban Ali




Gudoomiyaha Jaaliyada Jabuuti: Mudane Mawliid Cabdi Boodhle




Gudoomiyaha Jaaliyada Bristol: Mudane Cumar Xaaji Adan Cigaal