Thursday, May 8, 2014

Magacyada Tahriibayaal Somali Ah Oo Ka Badbaaday Dooni Ku Dhacday Giriiga


Dadka Doontan dhacday saarnaa oo isugu jiray dad kasoo jeeda Afrika iyo Bariga Dhexe, oo la sheegay in dadkii ku geeriyooday Doontaasi ay ku jireen Soomaali ah, ayaa haddana waxa jira dad iyagu Soomaali ah,




tahriibayaal-150x150.jpg




Hargeysa(GNA)-Doonidii siday dadkii  tahriibayaasha ahaa ee toddobaadkan ku degtay Jasiirada  Samos ee dalka Giriiga, ee ay ku dhinteen 22-qof, ayaa waxa si rasmiya looga badbaadiyo qaar ka mid ah dadkii tahriibayaasha ahaa.




Dadka Doontan dhacday saarnaa oo isugu jiray dad kasoo jeeda Afrika iyo Bariga Dhexe, oo la sheegay in dadkii ku geeriyooday Doontaasi ay ku jireen Soomaali ah, ayaa haddana waxa jira dad iyagu Soomaali ah, kuwaas oo iyagu ka badbaaday Doonidan qarqoontay.




Tahriibayaashan Soomaalida ah ee ka badbaaday Doontan, oo aan si rasmiya loo shaacin halka ay ka soo kala jeedaan, ayaa waxay ka kooban yihiin 24-qof,  waxa ku jira hal qof oo dumar ah, halka inta  kale ay yihiin Rag, waana kuwan macagyadoodii




 




1-Cabdiraxman Cabdulle




 




 2- Xasan Maxamed




3-  Faysal Ismaciil




4- Mukhtaar Maxamed




5- Sadiiq Xasan




6-Maxamed Cabdi




7-Ismaaciil Cadow




8-Cabdiqaadir Cumar




9-Shuuriye Sharmaake




10-Yaasiin Ibraahim




11-Mustafe Shaafici Maxamed




12-Saadaq Caraale




13-Cabdifataax Khaliif




14-Saabir Yusuf




15-Ibraahim Cabdikhayr




16-Maxamed Muuse




 




17-Axmed Saalim




 




18-Cabdixafiid Xasan




19-Cismaan Maxamed




20-Nuurta Cali




21-Maxamed Xasan Ismaaciil




 




22-Cabdullahi Maxamed Maxamuud




 




 24-Cabdilaahi Sandheere