M/weyne Axmed Maxamed Siilaanyo Waxa uu cagta saaray dhabihii marxuum C/laahi Yuusuf Axmed
Waxaanay iska metelaan meelo badan.
waxay ahaayeen labaduba laba jabhad oo mudo ka soo dagaalamay Kaymaha Wadanka itoobiya oo ahaa saaxiibo isku hami ah walaw ay waxyaabo ku kala duwanaayeen.
Hadaba bal aan eegno waxyaabaha ay iska metelaan ee waxaa kamid ah:
a-Marxuum C/laahi Yuusuf wuxuu soo hogaamiyay jabhadii la odhan jiray SSDF
b M.weyne Siilaanyana si leeg wuxuu soo hogaamiyay jabhadii SNM
J Waxa uu Marxuum C/laahi Yuusuf Madaxweyne ka noqday butland
x Halka uu Axmed Siilaanyo hada madaxweynaha ka yahay s/land
kh-Marxuum C/laahi Yuusuf waxa uu ku hamiyay inuu soomaalia ka noqdo madaxweyne isaga oo isla wakhtigaa M/weyne ka ahaa putland. waxana uu lacag farabadan ku isticmaalay inuu soo casuumo odayaasha dhaqanka ee Muqdisho.
waxana uu u yeedhay odayaal sidaa daraadeed waxa uu ku qanciyay inuu yahay ninka keli ah ee xasilooni Kusoo celin kara somalia inuu isaga yahay sidoo kale waxa uu Marxuum C/laahi Yuususf had iyo jeer uga sheekayn jiray
Odayaashii uu garoowe ku casuumay taariikhdiisa iyo inuu yahay nin ruug cadaaya oo wax badan u soo joogay
Sidaa daraadeed uu yahay ninka imikana butland xasiloonida ku soo dabaalay isla markaana waxa uu usheegay odayaasha
Inay ka ololeeyaan oo ay ku qanciyaan shacabka muqdisho iyo beesha caalamkaba inuu yahay oday soomaaliyeed
Waxaanay ugu dambayntii u suura gashay C/laahi Yuusuf hamigiisii ahaa inuu noqdo madaxwaynaha somalia
Imikiyo haatan waxa cagata saaray dhabihii Marxuum C/laahi yuusuf
Mudane Siilaanyo oo waxa imika dalak ku sugan odayaal ka socda somalia
Waxaanay sheegeen inaanay somalia shaqo ku lahayn socdaalkooda in halkan laga casuumay mooyaane
Hadaba siilaanyo ma waxa uu rabaa inuu sidii C/laahi Yuusuf kaga boodo kursiga somalia
Sidoo kale hada waxa jirta oo muqdisho ka jira buuq siyaasadeed oo la leeyahay waxa kursiga laga tuuraya Madaxaweyne Xasan Sh Maxmuud waxana soo uraysa tii c.laahi yuusuf ku foosay oo kale
Hadaba waxaan leeyahay oo aan usoo jeedinyaa asxaabta mucaaridka ah iyo shacbi waynaha reer s/land inay ilaashadaan qadiyadooda iyo gooni isu taagooda qaranimadood waxana inoo balan ah 18MAY s/land GUUL No siilaanyo and somalia
Waayo imikuuba doonayaa siilaanyo intuu siyaasiyiin iyo saraakiil ganacsato iyo weliba odayaal soo casuumay inuu weji kale inoola soo baxo ma aqbqlqyno taas maya ayaanu leenahay
by Sacad Cali Kaahin plucky
QALIN KU DIFAAC GROUP