1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan
2. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md. Maxamed Muuse Abees
3. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta iyo Horumarinta Gobollada Bari ee JSL, Mudane Cali Maxamuud Axmed (Sandule)
4. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar
5. Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali
6. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul
7. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
8. Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
9. La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan
10. La-taliyaha Dadka la hayb-sooco Mudane Barkhad Jaamac Xirsi
11. Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
12. Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL, Mudane, Abshir Xasan Xaashi
13. Xog-hayaha gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan
14. Xog-hayaha Gaarka ah Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)
15. Maxamed Ismaaciil Daahir
16. Muxiyadiin Cabdiraxmaan Tiyaabo
17. Sharmarke Axmed Muxumed
18. Caydaruus Mahdi Xaashi
19. Maxamed-amiin Cabdi Xasan
20. Axmed Yuusuf Yaasiin
21. Mowliid Xaashi Maxamed
22. Cabdikariin Axmed Jaamac
23. Hodan Axmed Jaamac
24. Xamda Cumar Cabdi
25. Sabaax Cali Diiriye
26. Axmed Jaamac
27. Maxamed Warsame Xirsi (TT)
28. Najax Maxamed Siciid
29. Mahad Cabdoo Cumar
30. Axmed Yusuf Yaasin
31. Fahad Koosaar Maxamuud
32. Cabdilaahi Aadan Cabdilaahi iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL.
waxay Hambalyo Aroos wacan u dirayaan Camera-man ka Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdilaahi Cali Suudi iyo Marwadiisa Ubax Xasan Axmed oo Aqal galkoodu ka dhacay Hotel Cosalama ee Magaalada Hargeysa, 22/05/2014.
Dhamaan Masuuliyiintaasi iyo Shaqaaluhuba, waxay qoyskan cusub leeyihiin noqda kuwii isku raga ee Ubad khayrqaba kala hela.
Dhinaca kale, Maamulka iyo dhamaan hawl-waddeenada Gobanimo News Agency, waxay hambalyo u dirayaan Cabdilaahi Cali Suudi iyo Marwadiisa Ubax Xasan Axmed oo xalay Arooskoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa.
Isku waara ubad khayr qabana kala hela ayaanu leenahay Cabdilaahi iyo Ubax.
Aamin……………Aamin,,,,,,,,,,,,,,,, Aamin