Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee cusub "labadayda Caruur ah ee ugu waaweyn waxay ku dhasheen Ceerigaabo, aniguna waxaan ahay Nin reer Ceerigaabo ah"ayuu yidhi, Maxamuud Cali Saleban Ramaax oo shalay warbaahinta la hadlay, kaddib markii habeen hore si lama filaan ah uu uga soo dhex muuqday Isku shaandheyn Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay xubno ka mid ah badhasaabadda iyo agaasimeyaasha Xukuumadda.
Halkan ka Daawo Su'aalo laga waydiiyay aragtidiisa xilka loo magacaabay iyo Jawaabaha uu ka bixiyay: