Thursday, May 8, 2014

Dhageyso: Ujeedada Uu Salka Ku Hayo Safarka Odayaasha Hawiye Ee Ku Sugan Somaliland


Odayaasha  Hawiye ee dalka yimid  maxay u socdaan Bal dhageyso  Cali Maxamed Axmed (Cali Daacuun)..




waxa kale ee uu ka hadlay jahwareer siyaasadeed oo ka jira xukuumada Somalia




waxa kale oo sheegay Cali Daacuun in odayaashani yihii kuwa la isla garanayo ee reer Muqdisho




Hargeysa1




dhageyso iyadoo faahfaahsan:




[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/CODKA-CALI-DAACUUN_odayaalHawiyeHargeysa.mp3"][/audio]