Wasiirka Beeraha Somaliland Prof Faarax Cilmi Muxumad Geedool
Gudoomiye Axmed Mu’min Seed
Dr Siciid Axmed Walhad
Dr Saleebaan Axmed Walhad
Eng:Xuseen Xasan Caafi
Suldaan C/raxmaan Jaamaca Dhawal.
Chief Caaqil Ismaaciil Axmed Geele
Ganacsade Abiib Jibriil Nuur
Eng:Yaasiin Nuur
Ganacsade Axmed Cali Yey “Dhido”
Caaqil Cilmi Faarax Sanloo.
Xildhibaan C/laahi Maxamed Habane”C/laahi Dheere”
Gudoomiye Xasan Aw-adam
Agaasime Maxamuud Jibriil Yoonis
Xildhibaan C/qaadir Aadam Nuur
Xildhibaan Abiibakar Faarax C/laahi “Doone”
Xildhibaan Cumar Maxamed Jimcaale.
Caaqil Yaasiin Shide Bile
Dhamaan Dadkaasi oo dhami waxa ay dhanbaal Tacsi u dirayaan geeradii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Dr C/laahi Xasan Caynaan “C/laahi Koboto” oo maalintii shalay ku geeriyooday Magaalada Jabuuti waxa ayna Marxuumka alle uga baryayaan in uu naxariistii Janno Ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
Inaallilaahi wa inaa ilaahi raajucuun