Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa qaybtii afaraad ama Tafsiirkii 4-aad ee Kitaabka Xusni Muslimka ama Ducooyinka qofka looga baahanyahay inuu joogteeyo xaalad kasta oo uu ku suganyahay.
Waxa inoo soo jeedin doona Sheikh Maxamed Sheikh Ismaaciil.halkan hoose ka dhegeyso:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/Xisnul-Muslim-4.mp3"][/audio]