Thursday, April 17, 2014

Nuxurka kulan Jabuuti ku dhexmaray wasiirro ka kala socda S/land iyo Djabouti” Daawo


wasiirada jabuti $slandJabuuti(GNA) -Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi CalI Xaaji Xasan oo uu wehelinaayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaalif Axmed oo ku sugan Dalka Jabuuti ayaa maanta la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka Jabuuti Mudane Maxamuud CalI Yuusuf iyo Wasiirka shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti, Mudane Cabdi Xuseen Axmed.




 




Kulankan oo ka dhacay Wasaaradda shaqada iyo Shaqaalaha Arrimaha Bulshada ee Dalka Jabuuti.




 




Halkan Ka daawo:


https://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=TXZQxqIkB4g