Wednesday, April 16, 2014

Daawo: Ururka SAMADOON Oo Tababar u Qabtay Dhalinyarada Magaalada Boorama.


Boorama-(GNA)-Daawo Ururka Dhalinyarada SAMADOON Oo Tababar Dhinaca Macallinimada Kubbadda Cagta U Qabtay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Magaalada Boorama Iyada Oo Uu Gobolku U Diyaargaroobayo Marti Galinta Ciyaaraha Gobolada Sannadkan




http://youtu.be/-RpO_059Ey0




BY:Mustafe caraale




Gobanimo news




Borama office