Waa Barnaamij Taxane ah oo aannu ku qaadaa dhigayno Macnaha Jacaylka iyo Xidhiidhka ka dhexeeya Soomaalida iyo Jacaylka, waxaanna Barnaamijkan ka qaybgelaya Abwaanno waaweyn oo mid kastaa si gaara uga qayb qaadanayo.
Barmaamujka waxa soo saaray Horn Media Production.
Halka ka daawo: