Lughaya(GNA) Waxa Degmada Lughaya Ee Ka Tisan G.Awdal lagu caleemo saaray Suldaanka Guud Ee Beelaha Bahar Muuse iyada oo munaasibadaas caleemo saarka suldaanka ay ka soo qaybgaleen wasiirka xidhiidhka golayaasha,agaasimayaasha macdanta iyo qorsheynta qaranka,saladiin,culumo,maayirada degmooyinka borama,lughaya,dila,baki,Garbo Dadar, aqoonyahan iyo marti sharaf munaasibadaas lagu soo marti qaaday.
WARIYE MAHAMED SHARB
Gobanimo news.com
Lughaya