Hargeysa (GNA) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid mudane Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in ay ka Xunyihiin shaqa joojinta ay Dowlada Somaliland ku sameeysay Universal TV ay tahay cabudhinta lagu hayo saxaafada somaliland
Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sidoo kale sheegay in maanta ka u baahan in dalka laga joojiya yahay tvga qaranka gudoomiye faysal waxa uu ka dhawajiyay in tvga qaranka lix wasaradood lacagtoodo lagu qarsado isla markaana loo furay in mucaaridka laga caayo waa sida uu hadalka u dhigaye
Halkan Kadaawo
Gobanimonews-Desk
Hargeysa/Somaliland