Thursday, February 6, 2014

Hambalyo Meher


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Mohamed Warancade ,Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose ee Hargaysa Mowliid Waris Cabdilaahi, Xildhibaan Maxamed Waarsame Caalim Timacade ,Ugaas C/raxiin Saxardiid Kaahin,




Suldaan Maxamed Suldaan Xasan Bare, Cheaf Caaqil Maxamuud Maxamed Xaaji Xuseen,Saxafi Miyir Cali Xuseen,Ambasador C/qaadir Cumar Xaashi, Xasan Ismaaciil Yuusuf, Ibraahim Suldaan Xasan, Mubaarik Axmed Boodhle , Yuusuf Iimay, Nagiib Daahir, Xamse Maxamed Ismaaciil, Foosi Xuseen Rooble,Yaasiin Diiriye Ciise, Xuseen QayrE Ciise ,Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo u dirayan meherka




 




Mawliid Ismaaciil Yuusuf iyo Hinda Ciise Xasanoo Meherkoodu ka Qabsoomey Magalada hargaysa 5/02/2014 Hotel Hadhwanaag