Wednesday, February 12, 2014

Hambalyo ku socota Meherka Aadan X. Aadan iyo Muha D. Faarax


Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Wacyigelinta Iyo Dhaqanka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu Hambalyo Meher wacan u dirayaa Aadan Xasan Aadan iyo Muha Daahir Faarax Jire oo meherkoodu ka dhacay 11/02/2014 Dalka Jabuuti.




Wasiirku waxa uu qoyskan cusub ugu ducaynayaa ducadii Rasuulka (SCW) ee ahayd BAARAKALAAHU LAKUMAA WA BAARAKA CALAYKUMAA WAJAMACA BAYNAKUMAA FII KHAYR) (scw)بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكما في.




Noqda qoyskii isku raga eek ala hela ubad khayr qaba oo waalidkood anfaca.




Dhinaca kale, dhamaan bahda Gobanimonews maamul iyo shaqaale waxay Hambalyo u dirayaan Qoyska cusub ee Aadan Xasan Aadan iyo Muha Daahir Faarax oo meherkoodu ka dhacay dalka Djabouti.




Noqda qoyskii isku waara, aqal galkoodana ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo iyo badhaadhe.




Aamin….. Aamin ……….Aamin