Minnesota 22.07.2013 (GNA),-Proffesor Ahmed Ismail Samatar oo ku laabtay dalka maraykanka kana waramaya wixii uu ku soo arkay Jamhuuriyadda Somaliland. Runtii warbixintan oo ahayd mid uu si aftahanimo oo xaqiiq ah uga waramay, ayuu Somaliland aad ugu difaacay una sheegay warbaahinta in ummadda reer Somaliland ay Somalilandnimadu iyo walaaltinimadu dhab ka tahay.
Daawasho wacan