[caption id="attachment_92160" align="alignleft" width="300"] Muuqaalka Mid ka mid ah Goobaha salaada lagu oogay[/caption]
Boqolaal Soomaali iyo Muslimiin kale isugu jirta ayaa ku tukaday salaadii ciidal-fidriga Fagaareyaal iyo goobo kale oo cibaado, munaasibadii Ciidul-fidriga ee todobaadkii la soo dhaafay.
Halkan daawadeyaal waxaan idiinku soo gudbinaynaa muqaal ku saabsan warbixin laga diyaariyey sidii ay muslimiinta reer Finland u ciideen: