Shabakadda caalamiga ah ee hormoodka ka ah ciyaaraha kubadda cagta Goal.com ayaa shaacisay liis dhamaystiran oo ay ku qoran yihiin kontonka ciyaartoy ee ugu fiican dunida wakhtigan, kuwaas oo soo xulistooda wadday in muddo ah.
Toddobaadkii hore ayay shabakaddu ku dhawaaqday ciyaartoyga ugu wanaagsan dunida wakhtiga, kaas oo uu ku guulaystay xiddiga Real Madrid iyo xulka Qaranka Portugal, Cristiano Ronaldo, kaas oo ay si aad ah isugu dhowaayeen ninka kaalinta labaad galay oo ah Arjen Robben iyo Lionel Messi oo kaalinta saddexaad soo istaagay.
Liiskan oo ay ku jiraan ciyaartooyo Afrika ka soo jeeda, kuwo Asia ah, kuwo Latin Ah iyo dhamaan qaaradaha kale, ayaa waxa ku jira shakhsiyaad wakhtigan dunidu u shidan tahay laakiin haddana meel hoose kaga jira liiskan.
Liiska oo dhamaystiranina waa sidan:
Cristiano Ronaldo
Arjen Robben
Lionel Messi
Philipp Lahm
Thomas Muller
James Rodriguez
Luis Suarez
Thibaut Courtois
Arturo Vidal
Sergio Ramos
Zlatan Ibrahimovic
Ivan Rakitic
Angel di Maria
Diego Costa
Marco Reus
Toni Kroos
Robert Lewandowski
Aaron Ramsey
Yaya Toure
Miralem Pjanic
Mats Hummels
Manuel Neuer
Keylor Navas
Diego Godin
Javier Mascherano
Gareth Bale
Vincent Enyeama
Juan Guadrado
Eden Hazard
Neymar
Joel Campbel
Blaise Matuidi
Enzo Perez
Charles Aranguiz
Asamoah Gyan
Daley Blind
Gervinho
Paul Pogba
Rafa Marquez
Abdelmoumene Djibou
Robin van Persie
David Silva
Ciro Immobile
Serge Aurier
Yoshito Okubo
Matt Besler
Caner Erkin
Nadir Belhadj
Kim Shin-Wook
Tim Kahil