Guddoomiyihii hore ee Gobolka Saaxil, ahna Wasiir ku-xigeenka cusub ee Amniga Somaliland Cali Maxamed Cilmi, ayaa ku laabta Berbera, maalin ka dib markii uu xilka la wareegay.
Cali Gadh-dheer, ayaa lagu soo dhaweeyay Berbera, si ka duwan sidii hore, waxaanu la hadlay dadkii soo dhaweeyay.
Dhinaca kale, waxa uu ka qayb galay kulan loo soo gabagabeeyay Shaqaalaha Dekedda Berbera.
Halkan ka Daawo: