Muuqaalkani wuxuu muujinayaa Sawir Argagax leh iyo dhacdooyin in badan oo ka mid ah Bulshada Somaliland ku nooli indhahooda ku arkeen ama ay qayb ka ahaayeen kuwii halkan ku cadilnaa ee Dalkooda uga cararay Ciidamadii Milateri dawladii Siyaad Barre.
Dadkii u qaxay Deegaamada Itoobiya qaar badan oo ka mid ah ayaa u dhintay Adeeg la’aan Caafimaad iyo nafaqo daro.
Waxa laga yaabaa in qaar badan oo idinka mid ahi Muuqaalkan iska dhex arkaan ama dad eheladdooda ah ama ay garanaayan ku arkaan.
Halkan ka Daawo Decumantry: