Sunday, May 11, 2014

kumaa u samo-fallay labadiisa Waalid?.Dhegeyso


Sheekh-Mustafa1Akhristayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiro aad u qiimo badan oo ka hadlay Usamo-falka Laba Waalid, taasoo uu inoo soo jeedin doono Sheikh Mustafe Ismaaciil Haaruun.




Usamo-falka labada waalid waa waajib Diiniya oo dhamaanteen Qur’aankiisa iyo Axaaddiista Nabigaba ku soo Orooray.




 




Hadaba halkan ka Dhegeyso Muxaadiradan qiimaha badan:[audio mp3="http://www.gobanimonews.com/wp-content/uploads/sh.mustafe-usama-falka-waalidka.mp3"][/audio]