Wednesday, May 21, 2014

Benderra Caasi Baa Loogu Go.ay Ina Bidaaraw


Waxaan doonayaa inaan halkan maanta kaga hadlo arimmo la xidhiidha, Waxa loo yaqaan baqaska oo diinteenu inoo sheegtay inuu yahay xaaraan, Waayo? qof waliba waxa uu leeyahay wax ugaara ama lagu tix geliyo.




Hadaba waxa jira nin kamida dadka s/land sida aadka ah looga yaqaan amma Katirsan siyaasiyiinta dalka ee qurbo jooga ah waa Ibraahim Ducaale Saleebaan Talaabo oo, Shahaadadda mester political science ka loo yaqaan ka qaatay jaamacadd ku taala wadanka suuriya Sanadii 1989kii kana soo shaqeeyay sidda u xusan isag xisbiyada Africa, Halkan marka laga hadlaayana inagu aynu ku baranay ururkii la odhan jiray ILAYS xiligii Inoogo horaysay nidaamka xisbiyadda tiradda badan markii dambena kamid ahaa xisbigii gebi ahaan Meesha kabaxay ee UDUB xubnihiisii fulinta markii xigtayna ahaa ninkii wada hadalkii  u horeeyay La sameeyay Gudoomiyaha xisbiga ucid eng Faysal Cali Waraabe si ay ugu biiraan garabkii uu Hogaaminaayay Jamaal Cali Xuseen, imikan uga diga rogtay xisbiga taladda haya ee KULMIYE, ayaa Waxan maqlay qaar leh Ibraahin Talaabo anagaa siyaasada soo gelinay.




Hadaba  adeer waxan idiin Sheegayaa walaahi kuwa sidaas leh isagaa bad wayn kala soo dabaashay iyaga qudhoodana Isagaa  siyaasadda baray.




 markaa waxaan leeyahay qolyahaa BENDERRA CAASI BAA LOOGU GO.AY INA BIDAARAWE BERINA HA LA AASEE NIN RAGA BAQASKII WAA CEEB.




Adeer isagana anagaa naqaanay idinkana imika idin baranaye baqaska iska daaya oo ninkii indhaha




Idiin jeexay makhaayadaha hargaysa haka caayina ee hadaydaan u abaal gudayn aflagaadada




Kadaaya isag iyo anagaba fanaaniin ayaa nugu noqoteene




by Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad plucky