Hargeysa(GNA)-Shir Doceedyo Hadda Ka Socda Guriga Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Waxa Goobjoog ka Ah Marwada Koowaad Ee Dalka Aamin Weris Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Oo Uugu Tun Wayn Yahay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Iyo Xildhibaano Aqalka Wakiilada Qaarkood
Waxana Kulanka Caawa Uu Daaran Yahay Sidii Ay Usii Badhi Taari Lahaayeen Fadqalaladda Ay XUkumaddu Ka Waddo Gola Wakiilada Dhexdoooda Waxana Maalmihii Udambeyayba Laysla Dhex Marayay In Lacagahan Wasiir Xirsi Uu Ku Fan Garaynayo Sidii Qas Iyo Qalan Qal Loogelin Lahaa Golaha Ay Tahay Lacagihii Lagu Urursaday Wadada Ceerigaabo.
Kulankan Caawa Ee Hadda Ka Socda Guriga Madaxwayne Ku Xigeenka Ayaa Sida La Sheegay Marwaddu Ku Yaboohday Inay Kordhinayso Lacagihii Hore Ee Lagu Baayacay Xildhibaanada Si Loosii Waddo Fara Gelinta Qaawan Ee Xukumaddu Ku Hayso Golaha Wakiilada
Madaxwayne Axmed Silaanyo Ayaa Maanta Dhankiisa Iska Fogeeyay Inuu Ogaal Ka Yahay Fara Gelin Xukumadisu Ku Hayso Wakiiladda Hase Ahaate Marwadda Madaxwaynaha Iyo Wasiir Xirsi Ayaa U Muuqda Kuwa Gebi Ahaanba Maroorsaday Taladdi Dalka
Sikastaba Ha Ahaate Lacagaha Lagu Fan Garaynayo Carqaladaynta Habsami Usocodka Hawlaha Golaha Wakiilada Oo Ah Lacagihii Shacbiga Looga Urursaday Wadada Ceerigaabo Iyo Xatooyo Xoolo Dadwayne Oo Badheedh Ah Ayaa Dalka U Horseedi Kara In Lagaga Cadhoodo Ayna Dhaliso Mudaharaad Shacbi