Wednesday, July 3, 2013

Dilalka caruurta Somaaliyeed oo kusoo badanaaya wadamadda yurub iyo qaaradda amerika


London 03.07.2013 (GNA),-Waxaa mudooyinkan dambe kusoo badanaaya wadamada yurub iyo qaarada amerikaba dilalka caruurta Soomaaliyeed loo gaysto ama dhexdooduba isku dilaan.




Hadaba dalkan ingiriiska yaa ah wadanka ugu dirada badan, marka laga reebo kan ka dhaca wadan Kanada ee falalka noocani ay ka dhacaa. Taasoo dhalinyarta Somaalidu ay samaystaan kooxo kooxo ay mararka qaarkoodna kooxo kale oo ajaanib ah dhedooda ka qaraxdo halkaana dhaawac iyo dhimashaba ka dhalato.




Falalkan oo intooda badan loo adeegsado toorey ama bistoolad waxaan ku eegidoona dil wiil Somaaliyeeoo 17 jir ah madaxa looga toogtay. Hadaba caruurta qaar waxaa dilku usoo gaadha si xaqdaro ah halka qaarkoodna ay u sababto iibista mukhaadaraadka kaladuwan iyo in koox koox ay isku laayaan.




Halkan kala socod Full history marxuum Sharmaake Hassan....