Saaxil (GNA):-waxay halkan idiinku soo gubinayaan Muuqaalka Dhaawacyada ka dhashay Shilal Baabuur oo ku yimi Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Burco oo ay labadii habeen ee ugu dambeeyey ku sugnaayeen, sida shilkaasi u dhacay shilkaas oo ka dhacay magaalada Geel Lookor iyo weliba sidii Madaxweynaha Sheekh iyo Berbera loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha iyo Weftigiisa.

Dhaawacyada Wasiirrada Caafimaadka, Warfaafinta, Afhayeenka Madaxtooyada, Xildhibaan Golaha Wakiillada Somaliland ka tirsan iyo guud ahaan sidii shilkaasi u dhacay ka daawo halkan hoose ee
Gobanimonews.com
Gobanimonews-Desk
Hargeysa/Somaliland
askars4@hotmail.com