Pages

Thursday, March 20, 2014

Geel Lookor :Daawo Sidii uu u Dhacay Shilka Dhaawaca iyo dhimashada Sababay ee Weftigii Siilaanyo


IMG_0384Saaxil (GNA):-waxay halkan idiinku soo gubinayaan Muuqaalka Dhaawacyada ka dhashay Shilal Baabuur oo ku yimi Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Burco oo ay labadii habeen ee ugu dambeeyey ku sugnaayeen, sida shilkaasi u dhacay shilkaas oo ka dhacay magaalada Geel Lookor iyo weliba sidii Madaxweynaha Sheekh iyo Berbera loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha iyo Weftigiisa.




IMG_0262




 




 




 




 




 




Dhaawacyada Wasiirrada Caafimaadka, Warfaafinta, Afhayeenka Madaxtooyada, Xildhibaan Golaha Wakiillada Somaliland ka tirsan iyo guud ahaan sidii shilkaasi u dhacay ka daawo halkan hoose ee 




Gobanimonews.com








Gobanimonews-Desk




Hargeysa/Somaliland




askars4@hotmail.com