Pages

Thursday, March 20, 2014

Bahda Gobanimonews oo Hambalyo u diraya qoys cusub


Maamulka iyo hawl-waddeenada Gobanimo News Agency waxay Hambalyo u dirayaan CMaareeyaha Wakaaladda Mucaawimooyinka WFP ee Somaliland Yuusuf  Cismaan Garas iyo Marwaddiisa Faysa Jaamac Yuusuf oo xalay Arooskoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa.




Waxaanu leenahay Boqorka iyo Boqoradda isku waara ubad khayr qabana kala hela, Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano.




Guurkiinu Guur kheyr




Gurig iinu guri negi




Guulloow ka yeel….