Pages

Thursday, March 20, 2014

Hambalyo Dhalasho Farxadeed


Agaasimaha Star Tv Xasan Maal dhidar,Agaasimah Somalichannel Tv Axmed Maxamed Jaamac Cashuur,Wariye Cumar Seerbiya,Wariye Khaalid Ibraahim Cabdi,Wariye Xamse Cali Bulbul,Maxamed Cabdi Boosh,Madaxa Wararka Bulsho Tv Khadar Macalin Deeq,Wariye Cali Mahdi Jirbiil,Wariye Maxamed Taajir,Wariye Siciid Cabdi Xuseen,Wariye C/qaadir Aadan Carab,Wariye Najax Aadan Cunaaye,Wariye Siciid Khadar C/laahi,C/raxmaan Osman Isbatoore,Wariye Cawil Cabdi Kaahin,Wariye Mukhtaar Ismaaciil,Agaasimaha Somsat Tv C/shakuur Haybe,Wariye C/qani Dawlad,Agaasimaha Royal TV Yaxye Sheekh Ismaciil,Wariye Faysal Fifa.




Dhamaan Wariyayaashaasi waxay Hambalyo Dhalasho Farxadeed u Dirayaan Wariye Maxamed Faarax Coomaade iyo Xaaskiisa Ayaan Maxamed Xasan oo Wiil ugu dhashay Adna Aadan Hospital.




Wiilkaasi oo loo bixiyey Garaad Maxamed Faarax Coomade waxaanu leenahay Soo Barbaar noo noqo kii Diintiisa,Dalkiisa iyo Dadkiisaba Anfaca.




Aaamin Aaamin….




Sidoo kale Shaqaalaha iyo Maamulka Gobanimonews waxay Hambalyo taas la mida u dirayaan Wariye Maxamed Faarax Coomaade iyo Xaaskiisa Ayaan Maxamed Xasan oo Wiil ugu dhashay Adna Aadan Hospital.




Wiilkaasi oo loo bixiyey Garaad Maxamed Faarax Coomade waxaanu leenahay Soo Barbaar noo noqo kii Diintiisa,Dalkiisa iyo Dadkiisaba Anfaca.




Aamin………..amiin