Maamulka iyo hawl-waddeenada Gobanimo News Agency waxay Hambalyo u dirayaan CMaareeyaha Wakaaladda Mucaawimooyinka WFP ee Somaliland Yuusuf Cismaan Garas iyo Marwaddiisa Faysa Jaamac Yuusuf oo xalay Arooskoodu ka dhacay Magaaladda Hargeysa.
Waxaanu leenahay Boqorka iyo Boqoradda isku waara ubad khayr qabana kala hela, Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano.
Guurkiinu Guur kheyr
Gurig iinu guri negi
Guulloow ka yeel….