Friday, January 17, 2014

Hambalyo Aroos Wacan Adan Mohamuud Garaad iyo Farduus Bashiir Cabdiraxmaan



Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Negi Guulloow Ka Yeel




1601223_787290074621164_355198909_n





 




 




 




 




 




 




Aaabo Mohamuud Axmed Garaad iyo Hooyo Amina Yusuf Ciise




cabdinasir mohamuud ahmed  iyo jamaal mohamuud axmed iyo abiib mohamuud ahmed iyo mustafe hasan husein iyo yacquub abdilaahi omar iyo abdiqani ahmed mohamuud iyo mohamed ismail husein iyo abdisalan idirs ismail iyo  mahad ismail abdi  dhamaan dadkaais iyo asxaab kale oo tiro badan waxa ay hamabalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaa 





Aden Mohamuud Garaad




 




Iyo




 




Farduus Bashiir Cabdiraxmaan 




 




Oo Tobankii bishan aynu ku jirno ee January (12/01/2014) Meherkoodu ka qabsoomay hotel sumertime , waxay leeyihiin noqda kuwii isku-raaga ee isku raasooma, Ubad Khayr qabana Illaahay kala siiyo, ee farxad, barwaaqo, badhaadhe, nabad iyo reynrayn ku wada noolaada. Aammiin………..Aammiin……………..Aammiin..Allaah ha aqbalo Insha Allaah.