Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Negi Guulloow Ka Yeel…

Aaabo Mohamuud Axmed Garaad iyo Hooyo Amina Yusuf Ciise
cabdinasir mohamuud ahmed iyo jamaal mohamuud axmed iyo abiib mohamuud ahmed iyo mustafe hasan husein iyo yacquub abdilaahi omar iyo abdiqani ahmed mohamuud iyo mohamed ismail husein iyo abdisalan idirs ismail iyo mahad ismail abdi dhamaan dadkaais iyo asxaab kale oo tiro badan waxa ay hamabalyo aan la soo koobi karin hawada u marinayaa
Aden Mohamuud Garaad
Iyo
Farduus Bashiir Cabdiraxmaan
Oo Tobankii bishan aynu ku jirno ee January (12/01/2014) Meherkoodu ka qabsoomay hotel sumertime , waxay leeyihiin noqda kuwii isku-raaga ee isku raasooma, Ubad Khayr qabana Illaahay kala siiyo, ee farxad, barwaaqo, badhaadhe, nabad iyo reynrayn ku wada noolaada. Aammiin………..Aammiin……………..Aammiin..Allaah ha aqbalo Insha Allaah.