Pages

Thursday, August 21, 2014

Napoli Oo La Soo Wareegtay Jonathan de Guzman


De-Guzman-620x360Kooxda Napoli ayaa  ku dhawaaqday inay la soo wareegtay xidigii kooxda Villareal ee Jonathan de Guzman. Laacibkan oo ka ciyaara dhexda hore ee weerarka ayaa labadii xili ciyaareed ee ugu danbeeyay ku soo qaatay kooxda horyaalka ingiriiska ee Swansea City, wuxuuna qayb muhiim ah ka ahaa kooxda kowaad ee Swansea.




 




Xidigan oo xilli ciyaareedkii hore si amaah ah ugu ciyaarayey Swensea ayaa waxa uu Napoli kula biiri doonaa saaxiibkiisa Michu oo xagaagan si amaah ugu biiray kooxda reer Talyaani.