Sunday, August 3, 2014

Hargeysa: Aqoonyahano Hambalyo Meher Diray


[caption id="attachment_92222" align="alignleft" width="300"]Boqorka iyo Boqorada Boqorka iyo Boqorada[/caption]Dhamaan Haldoorka iyo Aqoonyahanka Dhalinta Hargeisa oo ku sugan daafaha dunidu waxay Hambalyo iyo Bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan Lamaanaha iscalmaday Mudane Hussein M. Jees iyo Safia Hussein Omer oo meherkoodu dorraad ka dhacay Magaalo madaxda Somaliland gaar ahaan Hotel Ambassador. Rabi swt ha idinka yeelo lamaane nolosha macaankeeda qaybsada waxaanan idiin rajaynaynaa Guul, Gobonimo iyo Guri-barwaaqo.




1. Dr. Mustafe Shukri Mohamed




2. Mustafe Abdale Abdi




3.  Ahmed Faizal Ali Geedi




4. Hassan Ismail H. Ali




5. Saeed Ahmed Mohamed




6. Fuaad Abdisalan H. Hassan




7. Hamze Ali Hussein




8. Khadar B. Duale




9. Abdi-aziz M. Muuse




10. Jamaal Mohelydin Sh. Ali




11. Mustafe Haaji Faarax




12.  Mustaqiim Abdirahman




13. Haldoor Mahad Haashi Barud




14. Mahamed Omer Abdirahman




15. Hamze Ahmed Kaahin




16. Baashe Ali Bedel