[caption id="attachment_92222" align="alignleft" width="300"]
Boqorka iyo Boqorada[/caption]Dhamaan Haldoorka iyo Aqoonyahanka Dhalinta Hargeisa oo ku sugan daafaha dunidu waxay Hambalyo iyo Bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan Lamaanaha iscalmaday Mudane Hussein M. Jees iyo Safia Hussein Omer oo meherkoodu dorraad ka dhacay Magaalo madaxda Somaliland gaar ahaan Hotel Ambassador. Rabi swt ha idinka yeelo lamaane nolosha macaankeeda qaybsada waxaanan idiin rajaynaynaa Guul, Gobonimo iyo Guri-barwaaqo.
1. Dr. Mustafe Shukri Mohamed
2. Mustafe Abdale Abdi
3. Ahmed Faizal Ali Geedi
4. Hassan Ismail H. Ali
5. Saeed Ahmed Mohamed
6. Fuaad Abdisalan H. Hassan
7. Hamze Ali Hussein
8. Khadar B. Duale
9. Abdi-aziz M. Muuse
10. Jamaal Mohelydin Sh. Ali
11. Mustafe Haaji Faarax
12. Mustaqiim Abdirahman
13. Haldoor Mahad Haashi Barud
14. Mahamed Omer Abdirahman
15. Hamze Ahmed Kaahin
16. Baashe Ali Bedel