Pages

Thursday, August 7, 2014

Guddoomiye Cirro oo tacsi ka diray Geerida Cabdiwal Jaambiir


[caption id="attachment_76538" align="alignleft" width="300"]Cirro ku soo biiray dadka ka tiiraanyeysan Geerida Jambiir Cirro ku soo biiray dadka ka tiiraanyeysan Geerida Jambiir[/caption]




Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan xaaskii, caruurtii, eheledii, qaraabadii uu ka baxay




 Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir oo ku geeriyooday maanta magaalada Hargeysa.




Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iimaan inga siyo.




 




Aamiin                                            Aamin                                            Aamin




Md . Cabdiraxman M Cabdilaahi (Cirro)




 Gudoomiyaha  Xisbiga WADDANI