[caption id="attachment_76538" align="alignleft" width="300"]
Cirro ku soo biiray dadka ka tiiraanyeysan Geerida Jambiir[/caption]
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan xaaskii, caruurtii, eheledii, qaraabadii uu ka baxay
Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir oo ku geeriyooday maanta magaalada Hargeysa.
Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iimaan inga siyo.
Aamiin Aamin Aamin
Md . Cabdiraxman M Cabdilaahi (Cirro)
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI