Hoos ka Daawo Hees Baroor-diiq ah oo ay Fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minnisota ee waddanka Maraykanku u qaadayaan allaah ha u naxariistee Fannaanaddii Caanka ahayd ee Saado Cali Warsame oo 25-ka bishii Ramadaan ee ina dhaaftay ay Malleeshiyada Al-Shabaab ku dileen magaalada Muqdisho.
Heestan oo ah Mid aad kuu qiiro gelinaysa ayaa waxa Fannaaniinta qaaday ay si gaar ah ugu lebisanyihiin Calanka Puntland.
Halkan ka Daawo: